Garoowe, Gobolka Nugaal, Dowladda Puntland ee Soomaaliya | +252 904 873 333

Hoggaanka Wasaaradda

Mas'uuliyiinta sare ee hoggaamiya Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dhaqanka Puntland.

Bile Mohamud Qabawsade

Bile Mohamud Qabawsade

Wasiir Ku Xigeenka

Farhan Ali Hersi

Farhan Ali Hersi

Wasiirka Wasaaradda

Najiib Barkhadle Warsame

Najiib Barkhadle Warsame

Wasiiru Dawlaha

Mohamed Isse Osman

Mohamed Isse Osman

Agaasimaha Guud

Wararka Ugu Dambeeyay

Raac wararkii ugu dambeeyay ee wasaaradda

WASAARADDA WARFAAFINTA OO FURTAY TABABAR KU SAABSAN GUDBINTA WARARKA, SHEEKOOYINKA IYO MUUQAALLADA TAYADDA LEH News
06 Jul 2026

WASAARADDA WARFAAFINTA OO FURTAY TABABAR KU SAABSAN GUDBINTA WARARKA, SHEEKOOYINKA IYO MUUQAALLADA TAYADDA LEH

Garoowe, 7 Luulyo 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Tiknoolajiyadda, Hiddaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland Farxaan Cali Xirsi, ayaa maanta Magaalada Garoowe tababar uga furay 30...

Wax Dheeraad Ah
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Qado Sharaf iyo Sagootin u Sameeyay Wasiirradii Hore Wasaradda News
08 Abr 2026

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Qado Sharaf iyo Sagootin u Sameeyay Wasiirradii Hore Wasaradda

Garoowe; 6 Abriil 2026 — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta,Hiddaha & Dhaqanka ee Dowladda Puntland, Mudane Farxaan Cali Xirsi, ayaa duleedka magaalada Garoowe ugu sameeyay qado...

Wax Dheeraad Ah
WASIIRADDA CUSUB EE WASAARADDA WARFAAFINTA PUNTLAND OO SI RASMI AH XILKA ULA WAREEGAY News
08 Abr 2026

WASIIRADDA CUSUB EE WASAARADDA WARFAAFINTA PUNTLAND OO SI RASMI AH XILKA ULA WAREEGAY

Garoowe: 5 April 2026; Waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Wasiirrada cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha & Dhaqanka ee Dowladda Puntland. Munaasabadda xil-wareejinta ayaa...

Wax Dheeraad Ah