Garowe, Nugaal Region, Puntland State of Somalia | +252 904 873 333

Departments

WAAXDA ISGAARSIINTA IYO BOOSTADA

Responsibilities

  • Maamulidda iyo Isku dubbaridka Hawlaha Isgaarsiinta iyo boostadda ee Puntland iyo la shaqaynta Isgaarsiinta iyo Boostada Guud ee Dalka.
  • Fududaynta hawlaha la xiriira Isgaarsiinta, Boostada iyo horumarintooda.
  • Dhiirra-gelinta iyo hagaajinta tartamada suuqeed ee Isgaarsiinta Puntland.
  • Dhaqan-gelinta qawaaniinta caalamiga ah iyo kuwa gudaha ee la xiriira boostada iyo Isgaarsiinta.
  • Bixinta, Kala hagista iyo qoondaynta Hirarka Shirkadaha Isgaarsiinta.
  • Horumarinta iyo kor u qaadista xirfadaha shaqaalaha iyo qalabka boostada Isgaarsiinta.
  • La socoshada Hawlaha Isgaarsiinta sida:- Dhul jeexista, Taagista Biraha, Khataraha Qalabka Isgaarsiinta iyo tixgelinta danaha Shacabka.
  • Diiwaan-gelinta shirkadaha Isgaarsiinta, laamahooda iyo ka warhaynta raadiyaasha ku rakiban garoomadda diyaaradaha iyo Maraakiibta.
  • Hubinta iyo ku Dhaqanka shuruucda iyo Xeer-hoosaadyada Isgaarsiinta.