Garoowe, Gobolka Nugaal, Dowladda Puntland ee Soomaaliya | +252 904 873 333

Warbaahinta

Wararka & Xayeysiimaha

Raac wararkii ugu dambeeyay ee wasaaradda MoITT

News
03 Dis 2024

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐖𝐀𝐑𝐅𝐀𝐀𝐅𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃 𝐎𝐎 𝐊𝐀 𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈𝐘𝐄𝐄𝐘𝐀𝐘 𝐆𝐄𝐄𝐑𝐈𝐃𝐀 𝐌𝐀𝐃𝐀𝐗𝐖𝐄𝐘𝐍𝐄 𝐊𝐔-𝐗𝐈𝐆𝐄𝐄𝐍𝐊𝐈𝐈 𝐇𝐎𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐃𝐎𝐖𝐋𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃

Wasiirka Warfaafinta Puntland, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland, ehelada iyo qoyska uu ka geeriyooday...

Wax Dheeraad Ah
News
28 Nov 2024

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐊𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛-𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 𝟐𝟖 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟒 – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa ka qayb-galay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey...

Wax Dheeraad Ah
News
24 Nov 2024

Booqashada 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐫𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐞𝐞𝐛𝐭𝐚 𝐄𝐲𝐥.

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐩𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐟𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐮 𝐡𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐫𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐞𝐞𝐛𝐭𝐚 𝐄𝐲𝐥 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐚𝐲 𝐮𝐛𝐚𝐥𝐧-𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐚𝐦𝐚𝐥 𝐠𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧...

Wax Dheeraad Ah
News
22 Nov 2024

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐥𝐞𝐞𝐦𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐮𝐪𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞

𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 𝟐𝟏 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟒:– Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane Maxamuud Caydid Dirir, ayaa caawa ka qeybgalay munaasabadda caleemasaarka Duqa cusub ee Caasimadda Garoowe, Hon Abdulkadir Geedi Wasiirku...

Wax Dheeraad Ah
News
10 Nov 2024

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝟓-𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝟐𝟎𝟐𝟒-𝟐𝟎𝟐𝟗

𝐆𝐚𝐫𝐨𝐰𝐞,𝐍𝐨𝐟𝐞𝐞𝐧𝐛𝐚𝐫 𝟏𝟎,𝟐𝟎𝟐𝟒- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Ciise Cusmaan, ayaa maanta ka qaybgalay shirka daah-furka...

Wax Dheeraad Ah
Ogaysiin Deg Deg AH. News
10 Nov 2024

Ogaysiin Deg Deg AH.

shirkadaha isgaarsiinta ee Qaada dhuumaha Internet-ka ee (fiber-ka optic) oo amar lagu siiyay In dhulalka bannaan ee laamiga xiga ee aan dhismayaal ka dhisnayn aan...

Wax Dheeraad Ah