Waaxda dalxiiska
Diyaarinta foomamka lagu diiwaan galin doona shirkadaha dalxiiska.
Diiwaan galinta shirkadaha doonaya dalxiiska.
Bixinta shatiyada dalxiiska.
Uruurinta xogta dalxiiseyaasha sida:
Tirada dalxiiseyaasha goobaha dalxiiska soo booqday.
Goobaha ugu badan ee dalxiiseyaashu booqdeen
Sababaha ay ku doorteen goobahaas
Caqabdaha haysta dalxiiseyaasha
Iyo istaraatijiyadaha lagu xallinayo caqabadahaas.
Soo dabidda shirkadaha xiisaynaya maal-gashiga dalxiiska Puntland.
Diyaarinta iyo qorshaynta qorsheyaasha qaybta.
La xisaabtanka iyo ka war haynta shirkadaha dalxiiska.
Soo tiro koobidda goobaha dalxiis ee Puntland ka jira.
Diiwaan galinta goobaha dalxiis ee ku yaalla Puntland.
Ka soo warbixinta xaaladaha ay ku sugan yihiin goobaha dalxiisku.
Diyaarinta iyo raadinta mashaariic lagu dayac tiro goobaha dalxiiska dalka.