Waajibaadka Waaxda SHAQAALAHA
Xaqiijinta in la fuliyo siyaasadaha iyo shuruucda u yaalla dalka ee la xiriira arrimaha shaqaalaha
Keydinta iyo habeynta faylasha shaqaalaha si loogu qiimeeyo arrimaha tababarka, horumarinta iyo arrimaha kale ee la xiriira maamulka shaqaalaha
La-socoshada iyo ilaalinta anshaxa shaqaalaha
Sameynta qiimeynta shaqaalaha
Qabanqaabada tababarrada shaqaalaha
La-socosha anshaxa shaqaalaha