logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Waajibaadka Waaxda Warfaafinta

cropped-cropped-cropped-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png
  • Hirgelinta siyaasadaha iyo sharciyada iyo si loo nidaamiyo heerarka iyo adeegyada loogu talagalay warfaafinta iyo warbaahinta
  • Diyaarinta iyo faafinta xiriirka dadweynaha iyo isgaarsiinta si kor loogu qaado muuqaalka Wasaaradda iyo abuurista wacyigelinta dadweynaha
  • Si dhakhso ah ula socoshada qalabka casriyeynta
  • Fududeynta horumarinta aqoonta macluumaadka bulshada
  • Isku-dubbarididda dib-u-eegista qaab-dhismeedka sharciga ee PSS
  • Horumarinta iskaashi goboleed iyo mid caalami ah oo ku saabsan arrimaha Warbaahinta
  • Horumarinta Dowladda Puntland iyo horumarinta siyaasadda ku saabsan Adeegyada Dawladda
  • Horumarinta iyo maamulida siyaasadda luqadda ee Puntland
  • Maareynta iyo Diritaanka Isgaarsiinta Dadweynaha Puntland
  • Isuduwidda adeegyadda advertising ee Puntland
  • Uruurinta iyo helitaanka wararka caalamiga ah iyo warbaahinta kale.
  • Fududeynta iyo nidaaminta warbaahinta guud ee Puntland oo ay ku jiraan wargeysyada maalinlaha ah, raadiyaha, telefishanka, filimada iyo adeegyada warbaahinta cusub
  • Horumarinta siyaasadaha tallaabooyinka ka dhan ah saamaynta waxyeellada leh ee warbaahinta.
  • Hoggaaminta iyo iskudubbaridka dhammaan hawlaha warbaahinta
  • Horumarinta isu-duwidda arrimaha nidaamka wacyigelinta dadweynaha / fariimaha
  • Taageeridda suuq-geynta ganacsiga ee Puntland