Diiwaangelinta WARBAAHINTA
Warbaahinta ka hawlgasha Deegaanada Puntland waxaa waajib ku ah inay iska diiwaangeliyaan Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Dawladda Puntland. Hadaba s'aad xaruntaada u Diiwaangelisid fadlan la deg foomkan hoose kuna soo hagaaji Xarumaha Wasaaradda ee Gobolada Puntland adiga oo soo raacinaya shuruudaha kale ee uu tilmaamayo xeerka Warbaahinta DPL