Garoowe, Gobolka Nugaal, Dowladda Puntland ee Soomaaliya | +252 904 873 333

Waaxyaha

Waaxda SHAQAALAHA

Waajibaadka

  • Xaqiijinta in la fuliyo siyaasadaha iyo shuruucda u yaalla dalka ee la xiriira arrimaha shaqaalaha
  • Keydinta iyo habeynta faylasha shaqaalaha si loogu qiimeeyo arrimaha tababarka, horumarinta iyo arrimaha kale ee la xiriira maamulka shaqaalaha
  • La-socoshada iyo ilaalinta anshaxa shaqaalaha
  • Sameynta qiimeynta shaqaalaha
  • Qabanqaabada tababarrada shaqaalaha
  • La-socosha anshaxa shaqaalaha