Adeegyada
Adeega Boostada
Qorshaha dib-u-bilaabista adeegga boostada Puntland
Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Dawladda Puntland waxay qorshaynaysaa in wadanka dib looga bilaabo adeegii boostada oo lagu waayey bur-burkii 1991.