Garoowe, Gobolka Nugaal, Dowladda Puntland ee Soomaaliya | +252 904 873 333

Waaxyaha

Waaxda Dalxiiska

Waajibaadka

  • Diyaarinta foomamka lagu diiwaan galin doona shirkadaha dalxiiska.
  • Diiwaan galinta shirkadaha doonaya dalxiiska.
  • Bixinta shatiyada dalxiiska.
  • Uruurinta xogta dalxiiseyaasha sida: Tirada dalxiiseyaasha goobaha dalxiiska soo booqday, Goobaha ugu badan ee dalxiiseyaashu booqdeen, Sababaha ay ku doorteen goobahaas, Caqabdaha haysta dalxiiseyaasha, Iyo istaraatijiyadaha lagu xallinayo caqabadahaas.
  • Soo dabidda shirkadaha xiisaynaya maal-gashiga dalxiiska Puntland.
  • Diyaarinta iyo qorshaynta qorsheyaasha qaybta.
  • La xisaabtanka iyo ka war haynta shirkadaha dalxiiska.
  • Soo tiro koobidda goobaha dalxiis ee Puntland ka jira.
  • Diiwaan galinta goobaha dalxiis ee ku yaalla Puntland.
  • Ka soo warbixinta xaaladaha ay ku sugan yihiin goobaha dalxiisku.
  • Diyaarinta iyo raadinta mashaariic lagu dayac tiro goobaha dalxiiska dalka.

Daawasho Muqaallada