Warbaahinta
Diiwaangelinta WARBAAHINTA
Diiwangeli hay'adda warbaahinta ee si rasmi ah
Warbaahinta ka hawlgasha Deegaanada Puntland waxaa waajib ku ah inay iska diiwaangeliyaan Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Dawladda Puntland. Hadaba s'aad xaruntaada u Diiwaangelisid fadlan la deg foomkan hoose kuna soo hagaaji Xarumaha Wasaaradda ee Gobolada Puntland adiga oo soo raacinaya shuruudaha kale ee uu tilmaamayo xeerka Warbaahinta DPL.