Waaxyaha
Waaxda Warfaafinta
Waajibaadka
- Hirgelinta siyaasadaha iyo sharciyada iyo si loo nidaamiyo heerarka iyo adeegyada loogu talagalay warfaafinta iyo warbaahinta
- Diyaarinta iyo faafinta xiriirka dadweynaha iyo isgaarsiinta si kor loogu qaado muuqaalka Wasaaradda iyo abuurista wacyigelinta dadweynaha
- Si dhakhso ah ula socoshada qalabka casriyeynta
- Fududeynta horumarinta aqoonta macluumaadka bulshada
- Isku-dubbarididda dib-u-eegista qaab-dhismeedka sharciga ee PSS
- Horumarinta iskaashi goboleed iyo mid caalami ah oo ku saabsan arrimaha Warbaahinta
- Horumarinta Dowladda Puntland iyo horumarinta siyaasadda ku saabsan Adeegyada Dawladda
- Horumarinta iyo maamulida siyaasadda luqadda ee Puntland
- Maareynta iyo Diritaanka Isgaarsiinta Dadweynaha Puntland
- Isuduwidda adeegyadda advertising ee Puntland
- Uruurinta iyo helitaanka wararka caalamiga ah iyo warbaahinta kale.
- Fududeynta iyo nidaaminta warbaahinta guud ee Puntland oo ay ku jiraan wargeysyada maalinlaha ah, raadiyaha, telefishanka, filimada iyo adeegyada warbaahinta cusub
- Horumarinta siyaasadaha tallaabooyinka ka dhan ah saamaynta waxyeellada leh ee warbaahinta.
- Hoggaaminta iyo iskudubbaridka dhammaan hawlaha warbaahinta
- Horumarinta isu-duwidda arrimaha nidaamka wacyigelinta dadweynaha / fariimaha
- Taageeridda suuq-geynta ganacsiga ee Puntland