Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa qaadacay muddo kordhintii ay sameysteen Goleyaasha DFS ee wakhtigu uu dhammaaday.
Waxaana Guddoomiyuhu uu si rasmi ah u soo xiray Kalfadhigii 47aad ee soo bilowday Bishii 10-aad ee sanadkan.