News Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa qaadacay muddo kordhintii ay sameysteen Goleyaasha DFS ee wakhtigu uu dhammaaday. 17 April 2021 Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa qaadacay muddo kordhintii ay sameysteen Goleyaasha DFS ee wakhtigu uu dhammaaday. Waxaana Guddoomiyuhu uu si rasmi ah u soo xiray Kalfadhigii 47aad ee soo bilowday Bishii 10-aad ee sanadkan. Halkan ka-daawo Share: Facebook X Back to News