News Warbixin Xaaladda Abaarta Puntland 19 Abril 2021 Wasiirka Wasaaradda Warfaainta Isgaarsiinta Dalxiiska Hiddaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi (TimoCadde) oo ka warbixinaya meelaha ay abaartu ka jirto ee deegaanada puntland iyo gurmad biyo dhaamis sidoo kale Wasiirku wax uu sheegay dayactiro ay Dowladda Puntland ku sameysay ceel biyoodyo ciladoobay. Halkan ka-daawo La wadaag: Facebook X Dib u Wararka