News Xuska maalinta Kow-da Agoosto 01 Ogsust 2021 Madaxda ugu sareysa Dowladda Puntland oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalaya Munaasabadda xuska 1-da August oo ka soconaysa Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe. La wadaag: Facebook X Dib u Wararka