Warbaahinta
Wararka & Xayeysiimaha
Raac wararkii ugu dambeeyay ee wasaaradda MoITT
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Iyo Dalxiiska oo ayaa ka warbixiyey safarkii madaxwaynaha
Fadlan halkan ka daawo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Iyo Dalxiiska oo ka warbixinaya safarkii madaxwaynaha
Wax Dheeraad Ah
News
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudne Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho rasmi ah ku yimid Xarunta Wasaaradaha Warfaafinta, Duulista Hawada iyo xafiiska ururka haweenka
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudne Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho rasmi ah ku yimid Xarunta Wasaaradaha Warfaafinta, Duulista Hawada iyo xafiiska ururka haweenka sagaalka Gobol ee...
Wax Dheeraad Ahshirka gudiga la socodka sarifka, Maceeshada iyo Suuqyada Puntland oo ka dhacay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta
Maanta oo ay taariikhdu tahay:- 19/12/2020 shir ay isugu yimaadeen Guddiga la socodka sarifka, Maceeshada iyo Suuqyada Puntland iyo qaar kamid ah shirkadaha Isgaarsiinta iyo...
Wax Dheeraad AhMADAXWEYNAHA OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DIB U HABEYNTA DAKHLIGA DOWLADDA
Garoowe: 16, December, 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guddoomiyay Shirka dib-u-habeynta iyo kor u qaadista dakhliga Dowladda Puntland. Kulanka oo uu Madaxweynaha...
Wax Dheeraad AhWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland Cabdillaahi Cali Xirsi 'Timocade'' oo wareysi gaar ah siiyey barnaamijka Tabiyaha tvga ayaa soo dhaweeyey xeerka
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland Cabdillaahi Cali Xirsi 'Timocade'' oo wareysi gaar ah siiyey barnaamijka Tabiyaha tvga ayaa soo dhaweeyey xeerka...
Wax Dheeraad AhMadaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Garoowe.
Garoowe : 18 October 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Garoowe. Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka muuqatay...
Wax Dheeraad AhGUDDIGA SOO DHOWEYNTA MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND.
GUDDIGA SOO DHOWEYNTA MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND. Garoowe : 15 October 2020: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo maanta Shir-guddoomiyey...
Wax Dheeraad Ah
News
Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Golaha Wakiillada DPL ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Warfaafinta
Garoowe, Agoosto 25, 2020: Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Golaha Wakiillada DPL ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka DPL,...
Wax Dheeraad Ah