logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Dawladda Puntland oo jawaab ka bixiyey oo ka baxay TV-ga Universal TV.
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Dawladda Puntland oo jawaab ka bixiyey Barnaamij Been abuur iyo Buun-Buunin togan ahaa oo ka baxay TV-ga Universal TV. Iyadoo masuuliyiintu uga digeen Warbaahinta Gaar ahaan TV-Universal inuu ka waan toobo Barnaamijyada xadgudubka ku ah anshaxa warbaahinta iyo Xasiloonida Dawladda Puntland. https://www.facebook.com/647566291996352/posts/2527021354050827/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *