logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha 5-aad ee dib-u-eegista Waxbarashada Puntland.

Garoowe: 21 January,2020 :ย Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha 5-aad ee dib-u-eegista Waxbarashada Puntland.

Shirkan oo ah mid sanadle ah oo hal kudhigiisuna sanadkan yahay (Baahinta Waxbarasho Tayeysan oo loo Dhanyahay), waxaa Puntland kala qeybgalay masuuliyiinta Waxbarashada ee Koonfur Galbeed, Jubbaland, Hirshabeelle iyo Galmudug.

Halkan hooseย  kala deg Muuqaalka

https://wetransfer.com/downloads/073984e21ee080266dadff3c35eec05c20200121120707/a28410

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *