logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Puntland iyo Covid19.

16,06, 2020 Puntland iyo Covid19.

Waxaa maanta la baaray 35 waxaa laga helay 16 qof Covid 19 , dadka xanuunka maanta laga helay ayaa da’dooda udhaxaysaa 22 jir ilaa 70 jir.

16 qof ee xanuunka laga helay 14 waa rag 2 waa dumar waxay kala joogaan 15 qof magaalada Garowe, hal qofna Caluula, hal Qof ayaana xanuunka ka caafimaaday.

Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay Puntland ayaa hada gaartay 263 qof , waxaa udhintay 7 qof waxaa ka bogsaday 43 qof.

Dhamaad- XIGASHO: WASAARADA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *