logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Warbixin Xaaladda Abaarta Puntland

Wasiirka Wasaaradda Warfaainta Isgaarsiinta Dalxiiska Hiddaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi (TimoCadde) oo ka warbixinaya meelaha ay abaartu ka jirto ee deegaanada puntland iyo gurmad biyo dhaamis sidoo kale Wasiirku wax uu sheegay dayactiro ay Dowladda Puntland ku sameysay ceel biyoodyo ciladoobay.

Halkan ka-daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *