logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Qaarkamida Shaqaalaha Wasaaradda oo qaatay Tababar ku saabsan photographer iyo designer-ka
Maanta oo ay taarikhdu tahay:- 18/04/2021 waxaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hidaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland magaalada Garoowe qaarka kamid ah shaqaaqla wasaaradaa uga furmay tababar ku saabsan photographer iyo designer-ka waxaana daahfuray agaasimah Guud ee Wasaaradda Eng:- Maxamed Ciise Cismaan iyo Agaasime Waaxedka Shaqada shaqaalaha iyo tababarada ee Wasaaradda Warfaafinta Samiiro Cismaan Saalax.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *