logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Agaasimaha waaxda qorshaynta oo ka qaybgalay shirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ah
Agaasimaha waaxda qorshaynta ee Wasaaradda Warfaafinta ,Isgaarsiinta, Dalxiiska , Hiddaha iyo dhaqanka Dowladda Puntalnad 17/8/2020 ayaa ka qaybgalay shirka Agaasimayaasha Waaxyaha qorshaynta wasaaraddaha Putland oo ka qabsoomay Wasaaradda Qorshanyta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ah .
Shirkaas oo ku saabsanaa sidii ay u wada shaqayn lahaayen waaxyaha Kala ah Waxaada qorshaynta iyo siyaasada iyo Waaxda korjoogtayna iyo qiimaynta ee dhammaan haayada Dowladda Puntland .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *