Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudne Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho rasmi ah ku yimid Xarunta Wasaaradaha Warfaafinta, Duulista Hawada iyo xafiiska ururka haweenka sagaalka Gobol ee Puntland maalin nimadii shalay ahayd oo taariikhdu ku beeqnayd 21/12/2020 .
Madaxweynuhu waxuu kor meeray xafiisyada shaqaalaha isagoo u kuurgalay xafiis kasta iyo siduu u shaqeeyo.
Ugu dambayntiina kormaarkaasi wuxuu ku soo idlaaday dardargelinl shaqo, Guul iyo is af-garad.
