logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Madaxwaynaha DPL Md Siciid Cabdulaahi Deni oo qaarkamid ah shacabka qardho si toos ah codkooda u waydiistay
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa galabta Albaabada ku qaaraacay qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Qardho, isagoo weydiistay codkooda in ay siiyaan Urur Siyaasadeedka KAAH, oo ah kan hirgeliyay Nidaamka dimuqraadiyadda Puntland ee taabagalay.
Madaxweynaha waxaa weheliyay Guddoomiyaha KGM ah ee Degmada Qardho Maxamed Buraale oo sidoo kale ah Musharaxa URURKA KAAH ugu tartamaya Guddoomiyaha degmada Qardho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *