logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Tababarka xirka Xir-fadlayaasha Dhaqanka, Farshaxan layaasha, Dowladda iyo Daneeyaasha aan Dowliga ahayn ee Magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo, Qardho iyo Boosaaso
Maanta oo ay taariikhdu tahay 23/09/2021 waxaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland ku soo gaba gaboobay tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha iyo Wacyi-gelinta Bulshada ee isku xirka Xir-fadlayaasha Dhaqanka, Farshaxan layaasha, Dowladda iyo Daneeyaasha aan Dowliga ahayn ee Magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo, Qardho iyo Boosaaso.
Waxaana ka Faa'iidaystay 56 qof, Magaaladda Garoowe ee caasumadda Puntland, iyadoo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo Hay'adda #Kaalo waxaan maal gelinaya Midowga Yurub.
Waxaa Tababarka soo xiray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland Mudane Maxamed Ciise Cismaan isgoona u mahad celiyey dhammaanba dadkii mudada saddexda beri ah waday howsha iyo Hay'adda #Kaalo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *