Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntalnd Mudane Maxamuud Caydiid Dirir ayaa kormeeray Sarta qadiimiga ah ee Daawad taas oo ku taali Degmada taariikhiga ah ee Eyl.
Daawad oo ah Sartii ugu horeysay ee dhistaan Daraawiistu waay dhismaheeda la bilaabay sanadkii 1900 ilaa 1904-tii.



