logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐊𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛-𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 𝟐𝟖 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟒 – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa ka qayb-galay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐬 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐋𝐮𝐠𝐚𝐭𝐨𝐨𝐫.

Shirka ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin:

- Amniga guud ee Puntland.

- Dhacdooyinka todobaadka ee saameynta leh.

- Daraasadda biyaha Gaalkacayo.

- Tababarka iyo tayaynta Goleyaasha Deegaanka.

- Siyaasadda laylinta iyo shaqo-carbinta dhalinyarada.

- Iyo qodobo kale oo muhiim ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *