logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Wasiirka oo kulan la yeeshay Qaar kamid ah xubnaha guddiga sare ee Warbaahinnta Puntland (Puntland Media House)
Qaar kamid ah xubnaha guddiga sare ee Warbaahinnta Puntland (Puntland Media House) oo maalintii Arbacada ahayd taariikhduna ku beegnayd 20/08/20220- kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Boostada, Hidaha, Dhaqanka iyo Dhalxiiska Dowladda Puntland uuna shir gudoominayey Wasiirka wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Md.Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) oo shirka daah furay ayaa xubnaha guddiga ku booriyey in ay iska dhex doortaan gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen, gudiguna uu u howl galo sida ugu dhakhsiyaha badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *