๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฌ๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฉ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐ญ๐ข๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐ ๐ฑ๐๐๐๐ญ๐ ๐๐ฒ๐ฅ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ก๐จ๐ซ๐๐ฒ ๐ฎ๐๐๐ฅ๐ง-๐ช๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ฆ๐๐ฅ ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ง ๐ช๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐ฆ๐๐ฅ ๐ซ๐๐๐ฅ ๐๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ซ, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง, Agaasimaha Waaxda Dalxiiska ,Madax Qaybeedka waaxda Dalxiiska, iyo Maamulka Degmada Eyl oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Degmada, Mudane ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฅ ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ฒ๐ฌ, ayaa maanta booqday xarunta shirkadda ๐๐ฆ๐๐ฅ ๐๐๐๐ฅ ๐๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐.
Masuuliyiinta ayaa kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Amal Real Estate, Mudane ๐๐ข๐ฅ๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐, iyo Madaxa Iibka iyo Suuq-geynta, Mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ฑ ๐๐๐๐๐ข, Xafadda casriga ah ee ๐๐ฆ๐๐ฅ ๐ฏ๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐. Intii kulanka lagu guda jiray, waxa diiradda la saaray sidii loo fulin lahaa ballan-qaadkii Amal Real Estate ee ahaa dhiraynta xeebta degmada Eyl.
Intaa kadib, masuuliyiinta wasaaradda iyo maamulka degmada Eyl ayaa soo kormeeray dhirta loogu talagalay cagaarinta xeebta Eyl, iyagoo warbixin dhammeystiran ka helay Injineer ๐๐๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐. Injineerku wuxuu faahfaahiyay noocyada dhirta ku habboon xeebaha iyo sida loo beeri karo si ay ugu Haboonta deegaanka Eyl.
Dadaalkan ayaa daba socday ballan-qaadkii ay samaysay shirkadda Amal Real Estate maalintii caalamiga ahayd ee dalxiiska adduunka, ๐๐-๐-๐๐๐๐, oo ay shirkaddu ku sheegtay inay bixin doonto dhirta lagu beeri lahaa xeebta, dhismaha goobaha lagu ilaalinayo, iyo agabka kale ee dhirta ka caawinaya inay si fiican u korto.
Shirkadda Amal Real Estate, ayaa mar kale muujisay sida ay uga goโan tahay taageerida cagaarinta iyo bilicda degmada Eyl.
Ugu Danbayn Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta iyo maamulka degmada Eyl waxay bogaadiyen una Mahadceliyeen shirkadda Amal Real Estate.
