News
MADAXWEYNAHA OO DAAH-FURAY SHIRWEYNAHA HORUMARINTA WAXBARASHADA PUNTLAND.
Garoowe: 27 July 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Madaxweynaha...
Read More