logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐-๐Ÿ’ (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ‘๐ŸŽ).

Garoowe: 27 oktoobar 2025: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland Mudane Hon. Mohamud Aidid Dirir, ayaa maanta oo ka qaybgalay munaasabadda ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐-๐Ÿ’ (๐๐ƒ๐-๐Ÿ’) ee sanadaha 2026โ€“2030, oo lagu qabtay magaalada Garoowe.

Munaasabaddan waxaa soo qabanqaabisay ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š, ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก,, iyadoo ay ka soo qayb galeen Wasiirrada Wasaaradaha Dowladda, Hayโ€™adaha Dowladda ee khuseeya, iyo daneeyayaal caalami ah.

Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in qorshahani uu yahay hagaha horumarinta Puntland ee shanta sano ee soo socota, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay wada-shaqaynta hayโ€™adaha dowladda iyo beesha caalamka.

Wasiir Maxamuud Caydiid Dirir ayaa yiri:

โ€œIn qorshaheenu fulo inaga ayay inoo taallaa. Beesha caalamka waa inaan ku gancino wixii ay bixinayaan ee deeq ah, inay soo mariyaan hayโ€™adaha Dowladda.โ€

๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐-๐Ÿ’ (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ‘๐ŸŽ) ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š:

-Siyaasadda loo dhanyahay iyo Maamul Wanaagga

-Amniga iyo Dib-u-habaynta Garsoorka

-Horumarinta Dhaqaalaha

-Horumarinta Bulshada iyo Aadanaha

-La-dagaallanka Isbeddelka Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka

============๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ===========

XAFIISKA BAAHINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA WARFAAFINTA DPL.

Email: info@moitt.pl.so

Website: moitt.pl.so

Facebook: https://www.facebook.com

Twitter https: https://x.com/moittpuntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *